Somali News
Somali News

Xukuumada iyo Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo maanta yeelanaya kulan.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi iyo hogaamiyayaasha mucaaradka Somaliland ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Hargeysa ee Soomaaliland, kadib markii shalay uu baaqday.

Read More
Somali News

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay qarixii ka dhacay Jowhar

Ku simaha madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh  Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo maamulka Dowlad goboleedka Hirshabelle.

Read More
Somali News

Cali Guudlaawe oo amar dul dhigay Hay’addaha Amniga, ka dib qarixii maanta ka dhacay Jowhar

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa cambaareeyay qaraxii maanta lala beegsaday Hoteel ay ku sugnaayeen Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle, kaasi.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Amniga Galmudug?

Shirka Golaha Amniga Galmudug ayaa ka qabsoomay Magaalada Dhuusamareebm, iyada oo uu Guddoomiyay Madaxweynaha Maamulkaasi, Axmed Cabdi Kaariye. Shirka ayaa waxaa looga hadlay.

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidamada oo 15 sano ah xabsi ah ku riday nin ka tirsana Daacish

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday nin ka tirsanaa Ururka Daacish, kaasi oo ku eedeysan in uu qorsheeyay miino loo dhigo.

Read More
Somali News

MD Xasan Shiikh iyo dhigiisa Jabbuuti oo qabtay shir jaraa’id

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah u qabtay shir jaraa’id ayaa si.

Read More
Somali News

Xaawo Cumar oo u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray rasaastii lagu dilay Taliye Kuxigeenka Nisa Ee Galmudug

Waxaa Goordhow Geeriyotay Allah Unaxariste marwo xaawo cumar Geele oo Ku dhawacantay Rasastii Goordhow lagu Dilay Taliye Kuxigeenka Nisa Ee Galmudug Gudaha Caabudwaaq.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Danjiraha Talyaaniga?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya magaalada Muqdisho, Alberto Vecchi. Ra’iisul wasaaraha XFS.

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sidda oo xukun ku riday xubin ka tirsan Daacish

Maxkamadda Ciidamada  Qalabka sidda ayaa Cabdullaahi Xaashi Axmed waxa ay ku Xukuntay 15-sano oo Xabsi Ciidan ah,kadib markii ay maxkamaddu sheegtay in uu.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay qarixii ka dhacay Jowhar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga tacsiyeeyay guud ahaan shacabka magaalada Jowhar, gaar ahaan dadka dhibaatada ka soo.

Read More