Somali News
Somali News

Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda qaraxii ka dhacay Jowhar.

War qoraal ah oo kasoo baxay Dagaalamayasha Al-Shabaab ayeey ku sheegteen mas’uuliyadda qaraxii saakay ka dhacday Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhaxe eeJowhar. Waxa ay.

Read More
Somali News

Faah-faahino dheeraad ah oo kasoo baxayo qaraxii ka dhacay Jowhar.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxayo Qarax xoogan oo barqanimaddii maanta ka dhacay ka dhacay xarunta gobolka Shabeellaha Dhaxe ee Jowhar. Qaraxa oo.

Read More
Somali News

Diyaarad hub sidday oo ku burburtay Giriigga

Diyaarad xamuul ah oo sidday 11 tan oo hub ah ayaa ku burburtay waqooyiga dalka Giriigga, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta. Diyaaraddan ayaa la.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre. Kulanka labadda masuul oo ka.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay Jowhar

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle. Qaraxa oo.

Read More
Somali News

Askar Masaari ah oo nolasha lagu aasay

Warbaahinta Israa’iil ayaa shaacisay beerta dalxiiska ee ku taallo deegaanka Lahran oo ka tirsan galbeedka magaalada Quddus iney ku yaalliin qabuuro 55 sana.

Read More
Somali News

Dab khasaare geeystay oo ka kacay qeeyba ka mid ah dalalka yurub

Kumanaan dab-damis ah ayaa la tacaalaya dabka ka socda dalalka Portugal,Spain iyo Koonfur-galbeed ee Faransiiska, iyadoo  wali aay sii socdaan mowjadaha holaca is.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalalka Carabta ka codsaday wax-kaqabashada Abaaraha ka jira Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa  kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Abdel bin Abdulrahman Al-Assumi, isagoona la wadaagay.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jabuuti oo bilad sharaf gudoonsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa xalay ka qeybgalay casho sharaf si heersare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada.

Read More
Somali News

MD Xasan Shiikh oo booqasho ugu billaabatay Jabuuti iyo Madaxtooyada oo ka warbixisay

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Jabuuti, halkaasi oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa.

Read More