Somali News
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday Boosaaso

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday Garoonka magaalada Boosaaso Gobolka Bari, taasi oo ay.

Read More
Somali News

Madaxweynihii wadanka Sri Lank oo si rasmi ah isku casilay

Afhayeenka baarlamaanka Sri Lanka ayaa warqadda iscasilaadda ka guddoomay madaxweyne Gotabaya Rajapaksa iyadoo la soo marsiiyay safaaradda dalkaasi ku leeyahay wadanka Singapore. Mahida.

Read More
Somali News

Koox hubeysan Muqdisho ku dilay Ganacsade

Koox hubeysan ayaa caawa Xaafada Juungal ee degmada Yaaqshiid ku dishay Allaha u naxariistee Shiikh Salaad Ciise Kaarshe oo ahaa Ganacsade caan ka.

Read More
Somali News

Howlgalka ATMIS oo ciidamo hor leh keenay Magaalada Muqdisho

Bayaan ka soo baxay Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) in ay dalka soo gaareen 160-askari oo booliis ah, kuwaasi oo ka yimid.

Read More
Somali News

Maxaabiis ka baxsaday Xabsiga Gaalkacyo iyo Puntland oo ka hadashay

Talyaha qeybta Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, Col. Muumin Cabdi Shire ayaa ka warbixiyay maxaabiis ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo shalay ka baxsaday.

Read More
Somali News

Ciidamada Koofur afrika oo soomaali badan ku xiray magaalada Cape Town

Dowladda Koofur Afrika oo Ciidamo u geysay magaalada Cape Town ee Gobolka Western cape inay sugaan amniga magaaladaas, ayaa bilaabay howlgal ka dhan.

Read More
Somali News

Booliska London oo baaris ku bilaabay kiiska Mo Farah

Booliska London Metropolitan ayaa furay baaritaan lagu sameynayo shaac ka qaadista orodyahan Mo Farah ee ah in isaga caruur ah si tahriibin oo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo dib ugu laabtay Garoowe

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugnaa dalalka Imaaraadka carabta iyo Itoobiya ayaa  maanta dib ugu laabtay  magaalada Garoowe ee gobolka.

Read More
Somali News

Puntland oo imtixaanka Dugsiga sare la sixi la’ dhaqaalo xumo

Golaha Wakiillada Puntland kalfadhigoodii maanta, waxaa hortegay Wasiirka Waxbarashada maamulkaas, Cabdullaahi Maxamed Xasan, kaas oo ay wehlinayeen Agaasimaha Guud iyo Saraakiil ka tirsan.

Read More
Somali News

Shiikh Aadan Madoobe oo tacsi la wadaagay Cabdullaahi Timacadde

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray  Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare  Cabdullahi.

Read More