Somali News
Somali News

Xuska 1-da Luulyo oo Muqdisho lagu qabtay & MW Xasan Shiikh oo khudbad ka jeediyay

Xalay magaalada Muqdisho, waxaa lagu qabtay munaasabadda 1-da Luulyo oo ay kasoo wareegatay 62-sano guuro, waana markii ay ka xoroobeen gobollada Koofureed ee.

Read More
Somali News

Guddoonka BFS oo magacaabay guddiga dabagalka iyo xaqiiqa raadinta ee xisaab xirkii 4tii sano ee u dambeysay.

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga daba- galka & xaqiiqa raadinta xisaab xirkii 4tii sano ee u dambeysay. 2018,.

Read More
Somali News

Tarsan oo MW Xasan Shiikh ugu baaqay in la soo celiya xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta ka hadlay sida ay muhiim ugu tahay in lasoo celiyo xiriirkii.

Read More
Somali News

Xildhibaannada labada Aqal oo ansixisay miisaaniyadda dowladda ee 2022

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Kulanka Xildhibaannada waxaa maalinkii.

Read More
Somali News

Galmudug oo barakacayaal guryo ugu dhiseysa Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaa maanta laga hirgeliyay mashruuc 100 guri looga dhisayo dad barakacayaal ah, oo ku sugan magaaladaas. Mushruuca.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland ?

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland oo todobaadkaan looga hadlay arrimo badan.

Read More
Somali News

Lafta-gareen oo dib ugu laabtay Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta.

Read More
Somali News

Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado inuu furmo

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii sadaxaad oo xiriir ah kulan ugu socdaa xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.Ajendaha kulanka ayaa.

Read More
Somali News

Deni & Karaash oo si wadajir u guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Puntland

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Dib-u-eegista mashruuca JPLG ee degmooyinka.

Read More
Somali News

Hirshabelle oo sheegtay in ay qaadeen jidgooyooyinkii yaalay deegaano ka tirsan G/Sh/Dhexe

Howlgal si wadajir ah ay u fuliyeen taliska ciidamada booliska Hir-shabeelle iyo Saraakiisha Militariga ee ka howlgalla deegaanada maamulkaas, ayaa lagu qaaday isbaarooyin.

Read More