Somali News
Somali News

Xafiiska Hanti-dhowrka oo looga yeeray baarlamaanka Puntland

Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku leh Caasimada Garoowe, waxaa looga yeeray Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee maamulkaas, si loola xisaabtamo..

Read More
Somali News

Xukuumadda Deni oo Baarlamaanka Puntland u gudbisay xisaab xirka miisaaniyadda sanadkii tegay

Xukuumadda Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta u gudbisay Baarlamanka Puntland  xisaab-xirka Miisaaniyadda sannadkii tegay ee 2021. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Read More
Somali News

R/wasaare Xamse oo bilaabi doono la tashiyo la xiriira xukuumadda cusub

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka bilaabo kulamo wadatashi ah oo ku aadan dhismaha xukuumadda.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo dhambaal hambalyo ah ka guddoomay dhigiisa Baxreyn

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dhammaal hambalyo ka guddoomay Boqorka dalka Bahreyn Boqor Xamad Bin Ciisa Al Khaliifa, taas oo la xiriirta.

Read More
Somali News

R/Wasaare Xamse oo sheegay in nasiib daro tahay in shacabka ay gaajo iyo haraad u geeriyoodaan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ballaaran oo ay soo abaabuleen aqoonyahanno wax ku soo bartay.

Read More
Somali News

Xildhibaannada BFS oo maanta markale su’aalo weydiinaya wasiirka maaliyada.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta markale kulan ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho Ajendaha kulanka ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Ruushka oo eedeyn u jeediyay NATO.

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa ku eedeeyay NATO inay leedahay hammi boqortooyo, iyadoo xulafada reer galbeedka ay ballanqaadayaan inay kor u qaadayaan taageerada.

Read More
Somali News

Ciidamada Booliiska Galmudug oo qabtay Qamri fara badan

Ciidamada Booliiska degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud ayaa maanta gacanta ku soo dhigay 15 kartoon oo khamri si qarsoodi la doonayay in loo.

Read More
Somali News

Meydadka Tahriibayaal laga helay Saxaraha Liibiya

Meydadka 20 qof oo tahriibayaal isla markaasna maalmo lagu la’aa Saxaraha Liibiya ayaa maanta la helay, iyada oo la aaminsanayay in ay u.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo shaaciyay in uu ka bogsaday COVID-19

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka bogsaday Xanuunka COVID-19 oo laga helay toddobaadkii hore, sida ay lagu sheegay war ka soo baxay.

Read More