Cali Guudlaawe oo dib ugu laabtay Jowhar
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Jowhar kadib safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada.
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Jowhar kadib safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada.
War-saxaafadeed kasoo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa looga hadlay xiisada diblomaasiyadeed ee kasoo dhex cusboonaatay Dowladaha Suudaan iyo Itoobiya. Urur Goboleedka IGAD ayaa.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay Munaasabada 1 Luuliyo. “Anigoo ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka, waxaan.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho..
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyey Munaasabadda 1.
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoor-qoor ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaas ugu qeyb galay munaasabad lagu maamusayay 62-sano guuradii kasoo wareegatay.
Madaxweynayaashii hore ee dalka iyo siyaasiyiin xilal kala duwan soo qabtay ayaa umadda Soomaaliyeed la wadaagay Hambalyo la xiriirta munaasabadda 1-da oo ay.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dadka Soomaaliyeed la wadaagay hambalyadda munaasabadda 1da Luulyo oo ay u.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamze Cabdi Barre oo ka qeyb galayay munaasabad lagu xusayay 1-dii Luulyo oo ay kasoo wareegatay 62-sano guuro.
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in aqbalitaankii Finland iyo Sweden ee NATO aan weli si toos ah loo dammaanad qaadin. Erdogan.