Somali News
Somali News

Dadka ka soo qeybgalay xaflada aroos oo la afduubtay

Koox hubeysneyd ayaa ugu yaraan 29 qof ka afduubtay gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed ee Nigeria, sida ay booliisku sheegeen. Dadkan la afduubtay ayaa.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 8-aad

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa si rasmi ah u daahfuray qaadista Imtixaanaadka shahaadiga ah ee Fasalka.

Read More
Somali News

Somaliland oo xabsiga dhigtay wariyeyaal kasoo jeedo Puntland

Waxaa Magaalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag lagu xirey weriyeyaal kasoo jeedo maamul goboleedka Puntland kuwaa oo muddooyinkii ugu danbeeyay safaro shaqo ku marayey.

Read More
Somali News

Dagaal ka dhacay Bacda & khasaaro ka dhashay

Waxaa saaka degan Xaaladda degaanka Bacda oo xalay dagaal qaraar ku dhexmaray dagaalamayasha Al-Shabaab iyo Ciidamo Macawiisleey ah, waxaana Saraakiisha ciidanka Macawiisleeyda oo.

Read More
Somali News

Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad oo Muqdisho ka bilowday

Ku dhawaad 30 kun oo arday ayaa maanta u fariisanaysa imtixaamka shahaadiga ee dugsiga dhexe ee gobolka Banaadir kuwaa oo ku kala gelayo.

Read More
Somali News

Ukraine oo guulo ka sheegtay dagaalka ay kula jirto Ruushka

Madaxweynaha yukreeyn Faladamiir zalaniski ayaa shaaca kaqaaday in kudhawaad 40 kun oo kamid ah millatariga ruushka ay kudileen dagaallada kasoconaya qeybo badan oo.

Read More
Somali News

M/weyne Xasan Shiikh oo la filayo inuu ku dhawaaqo R/wasaare cusub

Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud la fialyo in saacadaha soo aadan uu ku dhawaaqo R/Wasaaraha Cusub ee.

Read More
Somali News

Israel oo maanta Dhoolatus militeri kasameenaysa xuduuda Jiida Gaza

Ciidamada Difaaca Israa’iil ayaa sheegay Axaddii in ay dhoolatus milatari ku sameyn doonaan maanta oo Isniin ah ilaa Talaadada meel u dhow xadka.

Read More
Somali News

Shir nabadeed oo Soomaalida iyo Canfarta uga furmay Adama

Kulankan oo ay soo diyaarisay wasaarada Nabada ee JDFI ayaa hal-ku-dheg looga dhigay ” isfahan darrada wada hadal ayaan ku xallinaynaa si nabad.

Read More
Somali News

CC-Warsame oo kulan la qaatay dhalinyarada u dhaqdhaqaaqda gurmadka abaaraha

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay dhallinyaro u dhaqdhaqaaqda gurmadka.

Read More