Somali News
Somali News

Al-Shabaab & dadka deegaanka oo ku dagaalamay Matabaan

Dagaal culus oo u dhaxeeya dagaalamayaasha Al Shabaab iyo ciidamada deegaanka ee loo yaqaanno Macawiisleeyda ayaa ka dhacay deegaanka Bacda oo hoostaga degmada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Talyaaniga

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Talyaaniga Luigi Di Maio, iyaga.

Read More
Somali News

Shiinaha “dagaal ayaan ka xigna Madax bannaanida Taiwan”

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay dagaal ka xigto madax-banaanida Taiwan waxayna ka digtay in faragelinta shisheeye, taasoo sii kicinaysa xiisadda kala dhaxeysa.

Read More
Somali News

Xildhibaannada labada Gole oo maalinta berri shaacinaya Guddi isku dhaf ah

Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa maanta fadhi wadajir ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho, iyada oo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo kulan la leh Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa kulan la leh Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka, sida lagu shaaciyay farriin loo.

Read More
Somali News

War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Golaha Wadatashiga Qaran oo labadii maalmood ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho shir ku lahaa ayaa soo saaray War-murtiyeed ku aadan qoddobada ay.

Read More
Somali News

Maxaa loogga hadlay kulanka Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay weheliyaan ku-xigeenadda.

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kawada hadlay arimo ku saabsan iskaashi wadaagga labada dal.

Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,  Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay Caasimadda Muqdisho ,.

Read More
Somali News

Markab xoolo ka qaadayey deked ku taalla Sudan oo ku degay badda cas

Markab si xad dhaaf ah loo raray oo siday xoola nool ayaa ku degey dekedda ku taalla badda cas ee Sawakin ee dalka.

Read More
Somali News

Shiinaha oo mar kale ka hadlay dulaanka uu Rushku ku hayo Ukraine

Shiinaha ayaa mar kale uga digay Mareykanka inuu joojiyo faragelinta uu ku hayo arrimihiisa gudaha, isagoo sheegay in xiriirka labada quwadood uu marayo.

Read More