Somali News
Somali News

Xirsi Cali oo eedeyn culus u jeediyay Xukuumadda Biixi

Hoggaamiyaha xisbiga Wadani Xirsi Cali Xasan oo ka hadlayay Gaari saakay xoog gudaha ugu galay gurigiisa loo ku yaala xaafada Goljanno ee Somaliland ayaa sheegay.

Read More
Somali News

Sawirro:-Xasan Shiikh oo shir kula leh Muqdisho Madaxda Golaha Wadatashiga

Waxaa goordhow Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu shir guddoon ka yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud..

Read More
Somali News

Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay hab-dhowraha golaha & ku-xigeenkiisa

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad waxaa ay ku meel mariyeen hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare.

Read More
Somali News

Yaasmiin Mayow oo ku geeriyootay dalka Turkiga

Allah ha u naxriistee Yaasmiin Mayoow Maxamed oo ka mid aheyd Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyootay dalka Turkiga. Yaasmiin ayaa muddooyinkii dambe waxaa.

Read More
Somali News

Dad ku dhintay shil tareen oo ka dhacay Iran

Sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Iraan, ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhimatay tobanaan kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii uu.

Read More
Somali News

Shir maanta Muqdisho ugu furmayo Golaha Wadatashiga Qaran

Xarunta Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaran, kaas oo ay ka qeyb galayaan.

Read More
Somali News

Dad badan oo si farsameysan looga dhacay lacagtoodii

“Aniga waxaan wataa baabuurkey Feraari idinkana ma awoodaan in aad iibsataan wax aad cunntaan” ayaa aheyd fariin tii ugu danmbeysay ee uu usoo.

Read More
Somali News

Ku dhawaad 40,000 oo arday oo Imtixaanka Shahaadiga ugu fadhiisatay degaanada Somaliland

Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Somaliland waxaa saakay ka bilowday Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalada 8-aad iyo 12-aad,  iyadoo ardayda Imtixaanka  ka qeyb galaya.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha G/Hiiraan oo baaq u diray M/weyne Xasan Shiikh

Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Guutada 5-aad qeybta 27-ayaa maalintii labaad howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka wada wadada dheer ee xiriirisa.

Read More
Somali News

Ruushka oo Askar badan looga dilay Ukraine

Sida ay tilmaameyso xog madax bannaan oo uu helay barnaamijka BBC Russia, waxaa la shaaciyey magacda in ka badan 3,500 oo askari oo.

Read More