Somali News
Somali News

Madaxweynaha Xasan Shiikh oo wada la tashiyadii ugu dambeeyay Xilka Ra’iisul wasaaraha

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wada wadatashiyadii ugu dambeeyay ee magacaabista Raysal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya. Dhinaca kale, Madaxweynayaasha Puntland  iyo Jubbaland.

Read More
Somali News

Xanuun cusub oo si aad ah uga faafaya wadamo hor leh

Kiisas cusub oo xanuunka busbuska daanyeerka ku dhaca ah ayaa laga helay dhawr wadan oo hor leh sida laga soo xigtay hay’adda caafimaadka.

Read More
Somali News

Cabdi Xaashi oo la kulmay Safiirka Itoobiya

Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. Labada mas’uul.

Read More
Somali News

Taalibaan oo lagu eedeeyay in gabdhaha suxufiyiinta ah ay ka saareyso saxaafadda Afghanistan

Amarka Taalibaan ee ah in dumarka suxufyiinta ah ay qariyaan wajigooda inta ay talefishinada ka hadlayaan ayaa loo arkaa isku day lagu doonayo.

Read More
Somali News

Weeraradda Al-shabaab ay ka geysanayaan gobolka shabeelada dhexe oo kordhay.

Muqdiaho-KNN-Waxaa aad u adag in masuuliyiinta iyo ciidamada dowladda ay maraan wadada isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka shabeelada dhexe, sababo.

Read More
Somali News

Human Rights Watch oo ka digtay duqeymaha ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Human Rights Watch ayaa ka digtay in duqeymaha ciidamada Mareykanka ee lagu soo celinayo Soomaaliya lagu beegsado dadka rayidka ah. “Dhaqanka ciqaabta la’aanta.

Read More
Somali News

Ciidamada Ruushka oo si buuxda u la wareegay Magaalo muhiim ah oo ka taal Ukraine

Ciidamada Ruushka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta Magaalada dekadda leh ee Mariapol ee wadanka Ukraine, taasi oo dharbaaxo ku ah.

Read More
Somali News

DF Soomaaliya oo soo bandhigtay Sarkaal dhinaca Qaraxyada u qaabilsan Al-shabaab

Ciidanka Xoogga, gaar ahaan ururka 14-aad, guutada 14 October ee ku sugan Magaalada Marka ayaa soo bandhigay Sarkaal dhinaca qaraxyada u qaabilsan Ururka.

Read More
Somali News

Muqdisho: Rag weeraro ka fulin rabay Somaliland iyo Dowlad deegaanka oo la xukumay

Maxkamadda Derajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sid ayaa maanta xukun ku riday saddex nin oo ku eedeysan in ay weeraro ka fulin rabeen.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh toddobaadkan la wareegaya Xafiiska Madaxweynaha

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliy, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa in 23-bishaan oo ku beegan Isniinta uu si rasmi ah Xilka kala wareego,.

Read More