Somali News
Somali News

Dad lagu qabtay baaritaan laga sameeyay Muqdisho

Xalay xaafado ka tirsan degmada Warta-nabadda waxaa howlgallo qorsheysan ka sameeyay ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaaliya, xili howlgalka ujeedkiisa uu ahaa mid.

Read More
Somali News

Ciidamada ammaanka oo gacanta ku dhigay Nin dil ka geystay Caabud-waaq

Wararka ka imaanaya degmada Caabud-waaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in degmadaas Xaafad ka tirsan uu Nin hubeysan ku dilay Nin lagu.

Read More
Somali News

In ka badan 900 boqol oo Askari oo isku dhiibay Ruushka

Wasaaradda difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegtay inay toddobaadkan isu soo dhiibeen illaa 959 askari oo u dhashay dalka Ukraine, ciidankaas oo ahaa.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo tobanaan ruux ka afduubatay Nigeria

Dabley hubeysan ayaa tobaneeyo qof oo rakaab ah ka afduubtay waddada isku xirta caasimadda Nigeria ee Abuja iyo magaalada waqooyiga ku taalla ee.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh “Isbadal ayaan ku samaynayaa Hay’addaha Amniga”

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisa boqolka maalin ee ugu horreeya ay xoogga saari doonto wax ka qabashada Amniga dalka.

Read More
Somali News

MD Xasan Shiikh oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay qaar kamid ah Safiirada Caalamka oo uu kamid yahay Wakiilka Xogahaya Guud ee.

Read More
Somali News

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka iyo Safiirka Sweden oo kawada hadlay arimo ku saabsan abaaraha.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Sweden Amb. Per Lindgàde. Danjiraha ayaa bogaadiyay hoggaamintii.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Gudigga abaaraha dalka.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan looga hadlayay xaaladda abaaraha dalka la qaatay  guddiga abaaraha qaran. madaxweynaha JFS ayaa gudigga abaaraha.

Read More
Somali News

Finland iyo Sweden oo si rasmi ah u codsaday ku biirista NATO.

Finland iyo Sweden ayaa si rasmi ah maanta u codsaday inay xubno ka noqdaan gaashaanbuurta NATO, hase yeeshee waxay wajahayaan diidmada dalka Turkey..

Read More