Soomaaliya oo ka qeeyb gashay shir ka furmay Dalka Switzerland
Muqdisho-KNN-Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Federalka Soomaaliya Dr.Fawziya Abikar Nur ayaa waxay ka qayb galayaan Shirweynaha Sanadlaha ah ee Hay’adda.