Diwaan gelinta Musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha oo weli socota
Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda diwaan-gelinta Musharixiinta u taagan Doorashada Xilka Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya oo maalintii kowaad ka billaabatay Xarruunta Aqalka.