Somali News
Somali News

Guddiga doorashada Madaxweynaha oo doortay Guddoomiye & ku-xigeenkiisa

Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo magaalada Muqdisho kulankii ugu horreeyay ku yeeshay ayaa doortay Guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo shir guddoon uu.

Read More
Somali News

Senator Cabdiqani Geele oo ku guuleystay Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha

Kadib kukankii ugu horreeyay ay magaalada Muqdisho ku yeesheen guddiga isku dhafka ah ee loo xil saaray qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya waxaa.

Read More
Somali News

Doorasho maxali ah oo ka bilaabatay dalka UK

Guud ahaan boqortooyada UK waxaa ka bilowday doorashada maxaliga ah ee dalkaasi. Goobaha cod bixinta ee doorashada golaha deegaanka iyo tan gobolada ayaa.

Read More
Somali News

Guddiga doorashada M/weynaha oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, xili kulanka Guddiga uu furay Guddoomiye.

Read More
Somali News

Mareykanka oo dambi ku helay haweynay maalgelinaysay Al-Shabaab.

War saxaafadeed ka soo baxay dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay in haweeney u dhalatay dalka Holland lagu helay dambi ah in ay lacag.

Read More
Somali News

Khasaaro ka dhashay dagaal ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska horimaad maanta ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliyaku dhexmaray degmada Wadajjir ee Gobolka.

Read More
Somali News

Maraykanka oo diyaarado dagaal Siinaya Ukraine

Hay’ad u xilsaaran la socodka dhacdooyinka dalka Afghanistan ayaa sheegtay in dalka Maraykanku uu Ukraine siinayo illaa 16 diyaaradood oo ah nooca sida.

Read More
Somali News

Guddiga doorashada Madaxweynaha oo kulan yeelanaya

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuuriyadda Soomaaliya, kuwaas oo ka kooban xildhibaanada labada.

Read More
Somali News

Xoghayaha Guud ee Q.M oo cambaareeyay weerarkii deegaanka Ceelbaraf

War kasoo baxay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa  si kulul lagu cambaareeyey weerarkii Al-shabaab ay la beegsadeen Saldhig ciidanka Burundi.

Read More
Somali News

Axmed Karaash oo Xilka qaadis iyo Magacaabis ku sameeyay Golaha Wasiirada Puntland

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Karaash ayaa Xilka ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay Golaha Wasiiradda ee maamulka, sida uu ku sheegay Wareegto.

Read More