Somali News
Somali News

Ciidamada Dowladda oo furay wadooyin ay xireen Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-Ciidanka Xoogga dalka ayaa ku guuleystay inay isku furaan wadooyinka isku xira degmooyinka Waajid, Tiyeeglow iyo Qansaxdheere oo gobolada Baay iyo Bakool ka.

Read More
Somali News

Ciidamada Dowladda oo sheegay in xubno ka tiran Al-Shabaab ay ku dileen Gedo.

Muqdisho-KNN-Ciidamadda Dowladda gaar ahaan Ciidanka NISA, ee loo yaqaan duufaan  kuna sugan gobolka Gedo ayaa sheegay in xubno ka tirsanaa Dagaalamayasha Al-Shabaab ay.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Cumar Cabdirashiid,

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka  BJFS  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Gollaha Shacabka Sacdiyo Yasiin Xaaji Samatar ayaa.

Read More
Somali News

Shuruudaha Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha oo la shaaciyay

Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxaweynaha ayaa shaaciyay Habraaca iyo Shuruudaha looga baahanyahay Musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya afarta sanno ee.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Taliyeyaasha booliiska iyo militeriga

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Wakiilka QM

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Shiikh Aadan Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. James Swan. Kulanka.

Read More
Somali News

Diyaar garow la xiriira doorashada madaxweynaha oo ka socoto Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socota diyaar garow ku aadan doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya. Guddiga qaban qaabada doorashada madaxweyaha Soomaaliya ayaa wada.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & safiirka Imaaraadka Carabta?

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi.

Read More
Somali News

Yuusuf Dabageyd oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho-KNN-Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageyd ayaa maanta safar shaqo kusoo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweyne ku-xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha ee.

Read More
Somali News

Zelensky oo sharuud adag ku xiray wadahadal dhex mara Ruushka

Muqdisho-KNN-Kadib markii konton qof oo rayid ah ay u suurto gashay in laga saaro magaalada go’doonsan ee Mariupol Jimcihii, madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky.

Read More