Somali News
Somali News

Guddiga xallinta Khilaafaadka oo war ka soo saaray doorashada Aqalka Hoose ee G.Waqooyi.

Muqdisho-KNN-Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyink 2020-2021 ayaa soo saaray war saxaafadeed ku aadan doorashada Golaha Shacabka ee BFS. War saxaafadeedka Guddiga ayaa lagu xusay.

Read More
Somali News

Doorasho guud oo ka bilaabatay dalka Japan.

Tokyo-KNN-Dadka wadanka Japan ayaa maanta u dareeray doorasho guud oodalkaas ka bilaabatay. Doorashadaan oo ah mid guud ayay dadku soo dooranayaan 465 xildhibaanoo.

Read More
Somali News

Hogaamiyaasha Dalal badan oo isku raacay in la dhimo canshuuraha laga qaado shirkadaha waa weyn.

Roma-KNN-Hogaamiyayaasha 20-ka waddan ee ugu dhaqaalaha badan adduunka ayaa ansixiyay sharci canshuurta ugu yar oo gaaraya 15 %ganacsiyada caalamiga ah ee waaweyn. Adduunka.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Turkiga oo la kulmay Joe Biden.

Rome-KNN-Madaxweyniyaasha Turkiga iyo Mareykanka Racep Tayyip Erdogan iyo Joe Biden ayaa ku kulmay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga halkaas oo lagu qabtay shirka.

Read More
Somali News

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Dadban oo ka horyimid qodobo horay loo soo saaray .

Muqdisho-KNN-Warsaxaafadeed ku saabsan doorashadda golaha shacabka oo kasoo baxay Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban. Waa war saxaafadeedka guddiga xalinta khilaafaadka waxay ku diideen.

Read More
Somali News

Lafta gareen oo dib ugu soo laabtay Beydhabo.

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Beydhabo ee xarun Kumeel gaar.

Read More
Somali News

Maamulka Koonfur Galbeed Oo is ku diyaarinaya dagaal kadhan ah Alshabaab.

Muqdisho-KNN– Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Xooga dalka qeybta 60aad iyo Ciidamada.

Read More
Somali News

Xubno kamid ah Ergada Dooranaya Kuraas Ka Mid Ah Golaha Shacabka Oo Maanta Tababar U Bilaabanaya .

Muqdisho-KNN– Waxaa maanta tababar u bilaabanaya qaar kamid ah ergooyinka dooranaya golaha shacabka ee metalaya gobolada waqooyi . Sidoo kale ergada ayaa qaadan.

Read More
Somali News

Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo maanta Yeelanaya Kulan Muhiim ah .

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta oo Axad ah 2:00 duhurnimo lagu madalsanyahay inay isugu yimaadaan xubnaha golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya kulan muhiim ah . Sidoo kale,.

Read More
Somali News

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka koonfur Africa.

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay kooxa burcad koonfur afrikaan ah ay dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo.

Read More