Somali News
Somali News

Inkabadan 160 Qof oo Qaxooti Yemeniyiin ah oo gaaray degaanada Somaliland .

Muqdisho-KNN-Saraakiisha Soomaaliland ayaa sheegay in toboneeyo qaxooti Yemeniyiin ah ay ka degeen dekada Magaalada Barbara maalintii Talaadada ahayd. Soomaaliland waxa ay shaaca ka.

Read More
Somali News

Marekanka oo ka walaacsan koox calooshooda u shaqestayaal kasoo jeeda Ruushka .

Muqdisho-KNN-Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay koox calooshooda ushaqestayaal kasoo jeeda Ruushka oo kadagaalamaya mali. Safiirka Mareykanka ee Qm oo kulan la qaadatay.

Read More
Somali News

Ciidamada Ahlu-Sunna oo ka baxay Magaalada Guriceel.

Muqdisho-KNN– Ciidanka Ahlu-Sunna oo wata gaadiidkooda dagaalka ayaa ka baxay wadada deegaanka God-Wiil ee aada dhanka Waqooyi Beri ee magaalada Giriceel. Ciidamada Ahlu-Sunna.

Read More
Somali News

Ciidanka Dowaldda iyo kuwa maamulka Galmudug oo si buuxda ula wareegay Guriceel.

Muqdisho-KNN-Wararka Ka imaanaya Magaalada Guriceel ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu-Sunna ay ka baxeen magaalada ,iydoona hadda ay ku sugan yihiin dhamman xaafadaha hoos.

Read More
Somali News

Mareykanka oo sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya.

Muqdisho-KNN– Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya. Arrintan ayaa ka danbeysey kadib markii ay soo bexeen.

Read More
Somali News

Markale dagaal culus oo ka bilaawday Xafadda Jaamaadda Ee Guriceel.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in galabta uu dagaal culus ka bilaawday xaafadda Jaamacada ee magaaladaas, waxaana la maqlaya daryanka madaafiic.

Read More
Somali News

Jubbaland iyo AMISOM oo kawada hadlay howlaha sugidda amniga doorashooyinka.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM Jeneral Diomede Ndegeya, iyo ku xigeenkiisa maj gen.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dagaalka ay kula jiraan Ahlusunna.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo warbaahinta kula hadlay xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay dagaalka Galmudug ay kula jirto Ahlusuna..

Read More
Somali News

Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun kuriday nin ajinabi ah.

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun ku riday Mulkiilaha Heya’adda Sahan Matt Brydan Maxamadda ayaa ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Fedaraal (FIET) Mudane Maxamed Xasan Ciro Iyo Xubno kale ayaa Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee.

Read More