Somali News
Somali News

Muxuu Lafta gareen kala hadlay Ururada Haweenka G.Bakool?

Xudur-KNN-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Xudur ku Qaabilay Ururada Haweenka Gobolka Bakool, kuwaas oo.

Read More
Somali News

DF oo ka hadashay dadkii Soomaaliyeed ee lagu xiray dalka Zambia.

Ndola-KNN-Hadal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa lagu sheegay iney si dhow ula socotaa warbixinnada sheegaya xarig wadareed lagula dhaqaaqay.

Read More
Somali News

Qoor Qoor oo booqday xeryaha Ciidanka Xoogga ee Guriceel.

Guriceel-KNN-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shalay booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin ciidamada qalabka sida.

Read More
Somali News

Saraakiil katirsan Alshabaab oo ku geeriyooday qarax gaari ay la socdeen .

Muqdisho-KNN– Faah faahino dheeraad ah ayaa ka kasoo baxaya qarax miino oo haleelay gaari ay la socdeen Kooxda Alshabaab oo marayay qeybo kamid.

Read More
Somali News

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay waxgaradka iyo odeyaasha Guriceel.

Muqdisho-KNN-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha Guutada 15-aad iyo Taliyaha qaybta 21-aad ayaa la kulmay odayaasha.

Read More
Somali News

Puntland oo si adag u beenisay in ay taageertay Ahlu-sunna

Maamulka Puntland ayaa beeniyay warar soo baxayay oo sheegayay in ay ka qey yihiin dadka taageeraya dagaalka afarta maalmood ee la soo dhaafay.

Read More
Somali News

Meydad hor leh oo laga soo saaray goobihii lagu dagaalamay ee Guriceel

Wararka naga soo gaaraya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in maanta xaafadaha waqooyi ee Magaaladaasi laga helay meydad hor leh,kadib markii afartii maalmood ee.

Read More
Somali News

Daacish oo dad badan ku dishay Ciraaq

Inta la xaqiijiyay 11 ruux ayaa ku geeriyootay tiro kale oo inta badana waa ay ku dhaawacmeen weerar ay koox hubaysan oo Daacish.

Read More
Somali News

Garoonka magaalada Khartuum oo dib loo furay

Khartoum–KNN: Suudaan ayaa dib u furtay garoonka diyaaradaha magaalada Khartuum oo xirnaa labadii cisho ee lasoo dhaafay. Sargaalka ugu sareeyay socdaal dalka Sudan.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (27-10-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Cumar.

Read More