Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweynaha.

Read More
Somali News

Darawal mooto Bajaaj oo lagu dilay Muqdisho

Mid ka mid ah dhallinyarada Bajaajta ku shaqeesata ayaa maanta nin hubeysan uu ku dilay Magaalada Muqdisho. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in dilka uu.

Read More
Somali News

10 ruux oo siyaabo kala duwan xalay Muqdisho loogu dilay

Waxaa xalay weeraro khasaaro badan oo dhimasho ah dhaliyay ka kala dhaceen xaafado katirsan magaalada Muqdisho, waxaana weeraradan intooda badan lagu beegsaday goobo.

Read More
Somali News

Hogaamiyaha xisbiga talada haya oo ku guuleystay doorasho ka dhacday Nigeria

Bola Tinubu, oo ah musharraxa xisbiga talada haya ee Nigeria, ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dhacday Sabtidii, sida ay muujinayso natiijada rasmiga.

Read More
Somali News

MW Xasan Sheikh oo kuwajahan Kismaayo & amaanka oo la adkeeyey

Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Maxamuud ayaa waxa uu ku wajahan yahay magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah maamulka Jubaland. Waxaa si.

Read More
Somali News

29 Qof oo ku dhintay shil tareen oo ka dhacay dalka Gariiga

Ugu yaraan 29 qof ayaa ku Geeriyootay 85 kalena way ku dhaawacmeen shil laba tareen oo iskugu dhacday magaalada Larisa ee bartmaha Giriigga.

Read More
Somali News

Tirinta codadka Doorashada Nigeria oo meel gaba gabo ah mareysa

Peter Obi oo ahaa musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee Labour-ka ayaa ku guuleystay magaalada Abuja ee caasimadda dalkaasi, kadib markii uu.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay saraakiil iyo xubno ka tirsan Al-shabaab

War-saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay 10 ka tirsan Al-Shabaab oo ay kamid yihiin saraakiil in lagu dila howlgal ciidanka Sirdoonka.

Read More
Somali News

Booliiska oo gacanta ku soo dhigay askari dhaawac u geystay wade bajaaj

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen eedeysane dhaawac u geystay wade mooto Bajaaj xilli uu.

Read More
Somali News

Dowladda Mareykanka oo saanad ciidan kala wareegtay Mareykanka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saanas ciidan kala wareegtay mas’uuliyiinta safaaradda Mareykanka ee Muqdisho. Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa.

Read More