Somali News
Somali News

Rasaas goos goos ah oo laga maqlayo duleedka Laascaanood

Rasaas xooggan ayaa saacadihii u danbeeyay laga maqlayaa gudaha Taliska Gooja-cadde ee duleedka Laascaanood. Ciidamada Somaliland ee fadhiya Gooja-cadde ayaa rasaastaas ridaya sida.

Read More
Somali News

Dabeelo baraf wata oo ku dhuftay Gobolka California ee dalka Mareykanka

Dabeylo baraf ah oo aan horay loo arag ayaa ku dhuftay koonfurta California, halka roobab mahiigaan ah ay halis galiyeen aagagga kale ee.

Read More
Somali News

Dowladda Jordan oo maanta martigelinaysa wada hadalo u dhaxeeya Israel iyo Falastiin.

Jordan ayaa martigelin doonta kulan u dhaxeeya madaxda sare ee ammaanka Israel iyo Falastiiniyiinta iyo siyaasiyiintooda Axada maanta ah, iyadoo Maraykanku uu ka.

Read More
Somali News

Ciidanka Somaliland oo la sheegay iney isaga baxeyn aagagii lagu dagaalamay

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in  Ciidanka maamulka Somaliland ay isaga guureen xalay inta badan aagagii dagaalku ka socday 21 kii maalmood ee.

Read More
Somali News

Dhul gariir ku dhuftay bartamaha dalka Turkiga

Dhulgariir cusub oo cabirkiisu yahay 5.3 ayaa laga soo sheegay inuu kudhuftay bartamaha dalka Turkiga 1dii duhurnimo. Khubarada cilmiga dhulka ayaa sheegay in.

Read More
Somali News

Ciidanka Amaanka oo caawa Muqdisho ku qabtay koox hubeysan

Ciidanka Boliiska Saldhigga Degmada Deyniile oo ku jira howgal habeenimo ayaa caawa gacanta ku soo dhigay seddax nin oo la sheegay inay ka.

Read More
Somali News

Ciidanka SSC oo la wareegay Xerada Guulwade

Waxaa dagaal aad u xoogan oo saakay bilwoday kadib ay ciidanka SSC la wareegeen xerada guulwadaha oo ahaa saldhig ay kusugnaayeen ciidanka Somaliland..

Read More
Somali News

Shacabka Nigeria oo u dareeray goobaha codbixinta doorashada

Doorashada guud ee dalka Nigeria ayaa dhacaya maanta, iyadoo uu dalkaasi wajahayo dhaqaale darro aad u xun. Guud ahaan, sicir-bararka sannadkii hore ee.

Read More
Somali News

Doorashada Kursiga HOP#086 oo ka dhacday Muqdisho

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan Baarlamaanka 11-aad ayaa maanta Muqdisho ku qabtay doorashada kursiga sumadiisu tahay HOP#086, kaasoo deegaan doorashadiisu.

Read More
Somali News Uncategorized

FBI-da oo waraaqo sir ah ka heshay guriga MW ku xigeenkii hore Mareykanka

Hay’adda dembi baadhista gudaha ee Maraykanka ee FBI ayaa waraaqo cusub oo sir ah ka heshay guriga madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maraykanka,.

Read More