Somali News
Somali News

DF oo digniin adag soo saartay kadib markii..

Dowladda Somalia oo digniin ka soo saartay fuustooyin la sheegay in ay ku soo caariyeen xeebta degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Hoos.

Read More
Somali News

Ciidamo hubeysan oo weerar kuqaaday xarunta Maxkamada Ciidamada ee Doolow

Wararka ka imaanaya Doolow ayaa waxay tilmaamayaan in ciidamo u abaabulan beel ahaan ay weerar ku qaadeen Maxkamadda Ciidamada iyo Saraakiil kaleoo loo.

Read More
Somali News

Somaliland & SSC oo war kasoo saaray dagaalka Laascaanood

Maamulka Somaliland ayaa waxay war kasoo saareyn dagaalka maanta dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Xukumadda Somaliland oo sheegtay.

Read More
Somali News

Dowladda Iran oo taageertay qorshaha nabadeenta Ukraine.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran ayaa ku dhawaaqday in Tehran ay taageerto qorshaha Shiinaha ee nabada Ukraine, isla markaana ay Maraykanka iyo NATO.

Read More
Somali News

Dagaal xooggan oo dib uga qarxay duleedka magalada Laascaanood

Goordhow ayuu dib u qarxay Dagaal xooggan oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo xoogaga Daraawiishta SSC kaas oo ka socda duleedka magaalada Laascaanood..

Read More
Somali News

DF oo maanta imtixaan ka qaadeysa inkabadan 3kun oo macalimiin ah

Saakay waxaa furmaya imtixaanka ay gelayaan macalimiinta ay qaadanayso dowladda kaasi oo waddooyinka qaar ee muqdisho loo xiray. Schoollada ku yaalla wadada maka.

Read More
Somali News

Kooxda AS oo sheegatay masuuliyada dilka ka dhacay Muqdisho

Koox Bastoolada ku hubeysan ayaa labo nin ku dishay Isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho halka ay dhaawaceen 2 kale. Dilka oo xalay dhacay.

Read More
Somali News

Tobanaan ruux oo ku dhintay dooni ku degtay xeebaha dalka Talyaaniga

Ugu yaraan 58 qof oo ay ku jiraan caruur ayaa ku dhintay dooni ay la socdeen tahriibayaal oo ku degtay xeebaha dalka Talyaaniga.

Read More
Somali News

Wasiirka Amiga oo wakiilada QM iyo Midowga Afrika kala hadlay amiga guud ee dalka

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodishe” ayaa kulan wadajir ah magaalada Muqdisho kula yeeshay wakiillada qaramada.

Read More
Somali News

Mas’uuliyiin iyo saraakiil ciidan oo gobolka Bakool kaga dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-shabaab

Taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalooyinka Ceel Berde iyo Xuddur ee gobolka Bakool. Wafdiga.

Read More