Uncategorized
Somali News Uncategorized

Wasiir Cawad iyo James Swan oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay gelinkii dambe oo Arbaco ahayd kula kulmay Muqdisho, Wakiilka Xoghayaha.

Read More
Somali News Uncategorized

Guddoomiye Mursal oo shir la qaatay Guddiga Dhab U Heshiisinta Dowladda Federalka Iyo Somaliland

Waxaa maanta xarunta  Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay  Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  Iyo Guddiga Dhab U Heshiisinta.

Read More
Somali News Uncategorized

Mudo kordhin loo sameeyay hawlgalka ladagaalanka burcad badeeda Soomaalida.

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada New York ee dalka Mareykanka waxa ay waqti kordhin ugu sameeyeen.

Read More
Somali News Uncategorized

Soomaalida ku nool Uganda oo ka cabanaya dhac iyo jirdil loo geysta.

Soomaalida ku nool dalka Uganda gaar ahaa kuwa dagan magaalada Kampala ayaa ka cabanaya tuugo badan oo si gaar ah u gaarsata Soomaalida.

Read More
Somali News Uncategorized

Iran oo lagu eedeeyay in ay horumarin ku wado hubkeeda Niyukleerka.

Dowladaha Faransiiska, Jarmalka iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa dowladda Iran ku eedeeyay in ay horumarin ku wado hubkeeda Niyukleerka. Safiirada sadax wadan ee kwada.

Read More
Somali News Uncategorized

Waxgarad ku baxay xiisad ka taagan Sanaag

Deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag ayaa waxaa haatan ka soconaya dadaalo lagu daminayo dagaal beeleed u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed, kaasi oo ka.

Read More
Somali News Uncategorized

Mareykanka oo beeniyay in ciidamo dheeraad ah uu u diray Bariga Dhexe.

Pentagon’ka Mareykanka ayaa beeniyay warbixino tilmaamayay in dowladda Mareykanka ay ciidamo dheeraad ah u dirtay gobolka Bariga Dhexe si ay uga hortagto qatarta.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA HABEEN=8:00PM (03-12-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo.

Read More
Somali News Uncategorized

Dhaqaatiir lagu laayay dalka Congo.

Muqdisho-KNN-Falaago hubaysan ayaa dishay ugu yaraan sadax ruux kadib markii ay weerar ku qaadeen xarun dadka looga daweeyo caabuqa Ebola oo ku taalo.

Read More
Somali News Uncategorized

Ciidanka Daraawiishta Puntland ee ku sugan Mudug oo weerar ku qaadeen Maxkamadda Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-G/sare Jaamac Maxamed Axmed  Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Mudug ee dowladda Puntland, oo la hadlay warbaahinta gudaha  ayaa waxaa uu sheegay in ciidanka.

Read More