Somali News

Ciidamada Puntland oo hawlgallo ka sameeyay buuraleyda Goolis

Garoowe-KNN-Wararka aan ka heleyno buuraleyda Goolis ayaa waxa ya sheegayaan in halkaa ay ciidamada Puntland ka sameeyeen howgallo, ay ku baacsanayaan dagaalamayaal ka tirsan Shabaab oo buuraha ka dagaalama.

Hoos ka dhageyso faahfaahinta warkan.