Somali News

Ciidanka Dowladda oo gacanta ku dhigay ninkii dhowaan ku gubay Muqdisho

Qoraal goor dhow ka soo baxay Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay Sayid Cali Macalim Daa,uud oo 26ka Bishiii hore ee Janaayo Xaaskiisa ku gubay Degmada dharkinleey ee Gobolkaan Banaadir.

Eedeysane Sayid Cali ayaa waxaa lala soo qabtay Laba ruux kale oo la tilmaamay in ay ku garabsiiyeen Ka baxsashadiisa Muqdisho.

Saacadaha soo aaddan ayaa lagu wadaa in loo soo qaado Magaalada Muqdosho si Caddaaladda uu umaro.

Deegaan la yiraahdo Cadaleey oo isku xira Gobolada Galgaduud iyo Mudug.

Ciidamada Booliiska NISA, Kuwa Madaxtooyada Galmudug iyo Ciidanka Dadka Deegaanka.