Somali News

Daawo:-Khasaaraha ka dhashay weerarka Kenya.

Muqdisho-KNN-Taliyaha Booliska dalka Kenya ayaa Sheegay in weli uu socdo Howlgalka, islamarkaana kooxdii weerarka soo qaaday ay gudaha ka dagaalamayaan.

Tirada dadka ku dhintay weerarka ayaa lagu sheegay 5 qof, balse lama oga khasaaraha dhaawaca.