Somali News

DAAWO:-Sawirada Hoteelkii la weeraray ee magaalada Nairobi ee xarunta Kenya.

Nairobi-KNN-Sawirro horudhac ah oo laga helay Hotelka ay weerarka ku qaadeyn Al-shabaab ee ku yaala magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ayaa muujinaya inuu jiro khasaare xoog leh oo u badan mid hantiyeed.

Dab xoogleh ayaa ka dhashay weerarkaasi. Gaadiid badan ayaa ku gubtay waxaana la sheegay in dhul balaaran uu qabsaday dabkaasi.