Somali News

Dagaal udhexeeya shabaab iyo ciidamada dowlada oo Ka socdo Magaalada Marka

Dagaal udhexeeya al shabaab iyo ciidamada dowlada islamarkaana isla markaana ahaa mid xoogan ayaa lagu soo waramayaa inuu hadda ka socdo magaalada marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose,

al shabaab ayaa weerarka soo qaadey sida ay KNN u sheegeen dadka ku sugan Magaalada Marka

Dagaalka ayaa la sheegayaa in ilaa hada u socdo waxana ka dhashay khasaaro labada dhinac ah inkastoo aan la ogeyn qasaaraha ka so gaaray dadka deegaanka