Somali News

DEG DEG:Qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya Qeybo kamid ah degmada Hodan gaar ahaan carwadii hore ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay qarax.

Qaraxa ayaa la tilmaamay in uu yahay mid gaari loogu xiray shaqsi la sheegay in uu degan yahay xaafad kamid ah carwadii hore oo ay hada dagan yihiin dad shacab ah.

Dad goobjoogayaal ah  ayaa KNN u sheegay in ay arkeen wadihii gaari oo dhaawacmay iyo wiil u saarnaa gaariga isna dhaawac ah.

Waxii soo kordha la soco