Somali News

DFS oo ka hadashay doorashada HirShabeelle

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa boggaadisay ku dhawaaqista liiska xildhibaanada labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ee dhawaan la dhaariyay.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda ayaa hambalyo loogu diray xildhibaanada cusub ee maamulkaasi, waxaana ay guddiga doorashooyinka ugu baaqday in ay dhamaystiraan hannaanka doorashada.

Hoos ka akhriso