Somali News

DF oo war ka soo saartay qarixii caawa ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarixii caawa ka dhacay maqaayada Jalaato Devino, kaasi oo inta la ogyahay ay ku geeriyoodeen 7 ruux, 10 kalena ay ku dhaawacmeen.

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Cusmaan Dubbe ayaa tacsi u diray dhammaan qoysaskii ay ka baxeen dadkii qaraxa ku dhintay.

Hoos ka akhriso