Somali News

DFS oo mar kale mamnuucday aalada 1XBET ee Khamaarka ah

War-saxaafadeed ka soo baxay gudiga la dagaalanka lacag dhaqidda iyo la dagaalanka maalgelinta waxa loogu yeero argagixisada ayaa lagu sheegay in Dolwadda Soomaaliya ay mamnuucday Khamaarku, iyadoo si gaar ah war-saxaafadeedka loogu cadeeyey nuuca Online ka ah ee 1XBET.