Somali News

DFS oo war ka soo saartay duqeyn lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn ay ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya ciidamadda Xoogga ay ku dileen sargaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda ayaa  lagu sheegay in duqeyntaasi ‘ay ku dileen 5 kamid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo sargaal sare oo bartilmaameydka weerarka ahaa lagu dilay deegaan Saaxaweyne oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose.

Hooska akhriso