Somali News

DFS oo war ka soo saartay waxbarashada dalka faafida covid 19 awgeeda

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay war-saxaafadeedkan ku cadeyneysaa in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteeyo, iyada oo marwalba la raacayo habraacyada ka hortagga COVID-19 ee ay ku baaqday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Halkan ka akhriso War-saxaafadeedka