Somali News

Dhageeyso:-Afhayeenka Gobolka Banaadir oo ka hadlaya Qaraxii Caawa

Muqdisho-KNN-Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo waxyar uun kadib markii uu qaraxu dhacay goobta soo gaaray ayaa Warbaahinta la hadlay waxa uuna ka warbixyay Warbaahinta.

Halkan ka dhageeyso Codka Afhayeenka.