Somali News

DHAGEYSO:-Ciidamo dheeraad ah oo Afgooye la geeyay.

Afgooye-KNN-Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa soo sheegaya in maalmihii dambe ay ku dhayn Ciidamada amaanka ee gaaf wareegaya xaafada degmada si amaanka loo xaqiijiyo.

Hoos ka dhageyso Warbixin ka hadleyso xaaladda afgooye.