Somali News

DHAGEYSO:-Gabdhaha Da’yarta oo xijaabkii ku badalay maro aan asturneen(Warbixin).

Muqdisho-KNN-Sanadihii Dambe waxaa soo baxay hanaan labis cusub oo gabdha Da’da yar  ay kala soo muuqdeen goobaha Dadku isu yimaadaan, Xarumaha Shaqadda iyo Xarumaha Waxbarashadda Sare.

Waa maro magaceedu u yahay Taraxad, Qamaar, Shalmad ama sheelad taasi oo gashay Badalkii Xijabka islamarkaana aan lahayn Asturnaantii uu lahaa. Taraxaddu waxay ku egtahay Garbaha Qofka sita, midda ugu badnaan ma dhaafto Cududda Gabadha ku labisan.