Somali News

DHAGEYSO:-Maxaa ka dhalan kara go’aankii Dowladda Soomaaliya ee dalka looga eryay Wakiilka Q.M. ee Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa qaadatay go’aan aad u adag oo ay dalka kaga eryeeyso wakiilka UNKa ee Soomaaliya mr Haysom oo afar bilood ka shaqeynaya Dalka.

Hoos ka dhageyso Warbixin ka hadlaysa.