Somali News

DHAGEYSO:-Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadlay go’aankii Dowladda ka qaatay wakiilka UNka ee Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah Shacabka magaalada Muqdisho ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay go’aankii Dowladda Soomaaliya ay ka qaadatay wakiilka Qaramada midooboy ee Soomaaliya.

Shacabkaan oo la hadlay KNN ayaa qaar ka mid ah taageeray,halka qaarka kalane ay sheegayn inuu yahay go’aan adag oo lagu deg degay.

Hoos ka dhageyso codadka dadweynaha.