Somali News

Dhageyso:- Xaaladda xarardheere oo uu saameeyay Khilaaf u dhaxeeya Al-shabaab.

Mudug-KNN-deegaanka Xarardheere ee gobolka Mudug waxaa ka jirta saameeyn uu ku yeeshay khilaaf u dhaxeeya xubnaha Al-shabaab oo deegaankaasi gacanta ku haya.

wariyaha idaacadda Kulmiye ee Dhuusa-Mareeb Maxamed Cabdi wali Tooxow ayaa subaxan warqabadka KNN uga waramay xaaladda.

Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga.