Somali News

Dhulgariir laga dareemay dalka Jabuuti

Wararka naga soo gaaraya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in wadankaasi xalay laga dareemay dhul gariir xooggan.

Dhul-gariir cabir kiisu ayaa lagu sheegay 5.4, waxaana si gaar ah looga gaar ahaan dhinaca gobooka obock oo 30KM Casimada Dalkaasi ee Djibouti

Weli Wax khasaare oo ka dhashay dhulgariirka lama soo marin.