Somali News

Dhulgariir xoogan oo ku dhuftay dalka Indonesia

Dhulgariir Cabarkiisa dhanyahay 7Magnitude ayaa waxa uu ku dhuftay Jasiiradda Lombok ee dalka Indonesia.

Dhulgariirkan ayaa waxaa uu dhacayaa iyada oo Saacadihii ugu danbeeyay ay jireen digiino muujinayay in Gobolkaasi uu dhulgariir ka dhici karo.

Hayad Ameerikaan oo ka waranta arimaha gunta hoose ee dhulka ayaa sheegtay in Saameynta labada dhulgariir ay 10km oo dhulka hoostiisa ah ay saameeyn ku yeelaneeyso.

Dhulgariirkan ayaa waxaa uu imaanayaa Iyada oo  Isbuuc kahor  uu dhulgariir kale ku dhuftay Jasiiradan, 16qof ayaana xilligaa geeriyooday.