Somali News

Daawo Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee New York oo bilaabatay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda ka hor jeedinaya khudbad kulan guud ee Qaramada Midoobe.

Arrimaha amniga, dhaqaalaha, bulshada, xiriirka dalalka dariska ah, hufnaanta maaliyadda, kiiska badda iyo dowrka Soomaaliya ee Geeska Afrika ayuu ka hadli doonaa Madaxweynaha.

Hadalka Madaxweyne Farmaajo oo faah faahsan waan idinla wadaagi doonaa Insha Allah.

https://www.facebook.com/KulmiyeOffical/videos/3001088033448945/