Somali News

Dowladda oo sheegtay in ay la wareegi doonto Doomaha iyo Maraakiibta dhoofiya Dhuxusha

Muqdisho-KNN-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa digniin u diray doomaha & maraakiibta lagu raro dhuxusha dalka laga dhoofiyo, isagoo sheegay in lala wareegayo iyadoo loo marayo shuruucda dalka.

Xeer Ilaaliyaha ayaa fal danbiyeed ku tilmaamay ka ganacsiga Dhuxusha, isagoo uga digay ganacsatada Soomaaliyeed.

Hoos ka Akhriso:-