Somali News

Dowladda Somalia oo soo saartay habraac la xiriira Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay habraac rasmi oo ay Wasaaraddu ugu talagashay xakameynta Caabuqa
COVID-19.

Sidooo kale, wasaaradda ayaa si xushmad leh ugu codsatay dadweynaha inay qaataan talooyinka Wasaaradda Caafimaadka ee ku saabsan ka hortaga Caabuqa Covid-19.