Somali News

Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Safiirkeeda Itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa Itoobiya ku eedeysay in ay ku xad gudubtay madax bannaanida Soomaaliya.

Afhayeenka Xukumadda Soomaaliya, Farxaan Jimcaale ayaa ka codsaday Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Ururka Iskaashiga Carabta iyo Jamacadda carabtaba in ay garab istaagaan dowladda Soomaaliya.

Dowladda soomaaliya ayaa uyeertay safiirkeeda itoobiya, si loola yeesho wada xaajood ku saabsan waxa dhacay