Somali News

Garoonka Diyaaradaha Buula barade oo qarka usaaran in uu xirmo.

Muqdisho-KNN-Wararka ka’imaanayo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Buula barade ee Gobolka Hiiraan ayaa Sheegay inu Qarka u Saaranyahay inu Xirmo  Garoonkaas Kadib burbur Soo Gaadhay qeybta  aay diyaaradaha ku ordaan taaso Sababatay inu  joogsaday Dulimmaadkii tagi jiray Magaalada.

Gudoomiyaha Degmada Buula burte Axmed mahad Nuurre ayaa warbaahinta u Sheegay inu Garoonka  istaagay isku Socodkiisi kadib Markii aay halka Diyaaradaha ku urdaan ay biyo jabiyeen,

Side kale Gudoomiyaha Degmada ayaa sheegay uusan Maamulka Soo Gaarin Wax Lacag oo ka yimaaday Jaaliyahada halkaas kasoo jeeda Asigoo  hada ugu baaqay  inay kaqeyb qaatan dhismaha Garoonka oo ah Noolsha kali ay Dadka Reer buulo barde ku tashatana,

Buulo burde ayaa Caasimada KMG ah u Noqotay  Maamulka Hir-shabeelle Mudo kooban Xiligii Xasan Sheekh Maxamuud waana Magaalada kali  an dhulka u furney taaso ku dhawaad 10 sano Go,doon u ah Alshabaab.