Somali News

Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee fasalka 8-aad oo la shaaciyay

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, ayaa shaaciyay Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2021/22.

Sidoo kale agaasimaha ayaa uu ku booriyay dhammaan ardayda ka qayb-gelaya imtixaanka in ay u diyaar garoobaan dadaal iyo akhris dheeriyana sameeyaan.

Hoos ka Akhriso jadwalka imtixaanka.