Somali News

Golaha Abwaanada oo soo dhaweeyay Maareeyihii golaha Murtida iyo wacyi gelinta qaranka.

Muqdisho-KNN-Xubnaha ka tirsan Golaha Abwaanada Soomaaliyeed iyo dad kale oo matalayay qeybaha kala duwanee bulshada ayaa maanta soo dhaweeyay Maareeyihii dhawaan xilka laga qaaday ee Tiyaatarka Qaranka ahna Afhayeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwaan Cismaan Cabdullahi Guure oo dalka dibadiisa safar shaqo ugu maqnaa.

Abwaanada ka qeyb galay soo dhaweynta Abwaan Guure ayaa maanta waxaa ay ka jeediyeen gabayo, shirib, guurow , iyo suugaan kale, kuwaasi oo ka hadlay xaaladda dalka iyo soo dhaweynta Abwaan Guure.

Warbixintan oo dhameystiran ee Daawo:-