Somali News

Golaha Wasiirada oo meel mariyay miisaaniyadda Dowladda ee 2020

Ka dib shirkii Kahmiis walba ay yeelnaa jireen Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayay ku meel mariyeen miisaabiyadda Dowladda ay ku shaqeyn doonto sanadka soo socda.

Golaha wasiirrada ayaacod Aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda Dawladda ee sannadka 2020 taasi oo dhan $469.5 Milyan.