Somali News

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis ku saabsan Difaaca oo lala dalka Turkiga

Golaha Wasiirada XFS ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga.

Shirka Golaha wasiirada oo uu guddoomiyey Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa goluhu ku ansixiyey heshiiskaas oo uu dhawaan dowladda Soomaaliyeed u saxiixay Wasiirka Difaaca dalka.